Goobkasta, Goorkasta wax ka baro Sache Academy
Ku murajacayso cashiradada schoolka Sache Academy
Sache Academy waxa ay u heellan yihiin in ay ardayda Form One ilaa Form Four ee Somaliland u fidiyo agab waxbarasho oo online ah oo dhamaystiran, kaas oo ka caawinaya in ay heer sare ka gaadhaan aqoontooda oo ay si hufan ugu diyaar garoobaan imtixaanada.
Dooro Fasalkaaga….

Form One
Halkan waxad ka heli dhamaan maadooyinka Form One ka

Form Two
Halkan waxad ka heli dhamaan maadooyinka Form Two ka

Form Four
Halkan waxad ka heli dhamaan maadooyinka Form Four ka

Form Three
Halkan waxad ka heli dhamaan maadooyinka Form Three ka
Faa'iidoonka uu helayo ardaygu
Waxbarasho tayo saro leh
Waxa kuugu diyaarsan halkan macalimiin khibrad sare u leh maadooyinka ay dhigayaan
Cashiro ku salaynsan manhajka S.Land
Dhamaan cashiraanta halkan ku jiraa waxa ay ku salaysan yihiin manhajka waxbarashada Somaliland
Qiimaynta ardaydga
Waxa ku jira halkan cashiro iyo layliyadoodii
La socodka tayada ardayga
Kor u qaadista tayada ardayda waxbarashadiisa